AUN Prof, Maxamed Daahir oo ku geeriyooday London
Allaha u naxariistee Prof. Maxamed Daahir Afrax ayaa caawa ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska. Marxuumka ayaa intii uusan geeriyoon waxa uu ahaa guddoomiyihii guddiga madaxa-banaan ee dastuurka., sidoo...
Read more











