Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay Guddoomiyaha Hay’ad agab ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’ada Arte Foundation Marwo Nasteexa Cali Sheekh Xuseen oo agab kala duwan ugu deeqday Wasaarada...
Read more











