Madaxweynaha JFS iyo Dhigiisa Dalka Turkiga oo kulan muhiim ah uga socda Istanbuul
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan ayaa kulan muhiim ah haatan uga socdaa xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Istaambul. Labada...
Read more











