Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Hirshabeelle oo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Istanbul “SAWIRRO”
Wafdigan oo uu hoggaaminayay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle, mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa gellinkii dambe ee maanta booqasho rasmi ah ku soo gaaray magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga....
Read more










