Wasiirka Arrimaha dibadda oo xariga ka jaray dhismo cusub oo Wasaaradda lagu soo kordhiyay
Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ayaa maanta xarigga ka jaray qeybo cusub oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibedda, kuwaas oo dib u dhis ballaaran lagu sameeyey. Munaasabad xariga looga...
Read more











