Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Munaasabad lagu weynayay ciidul fitriga oo lagu qabtay degmada Kaaraan

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
DAAWO MUUQAAL+SAWIRRO: Damaashaadka Ciida ee Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan loogu dabaaldegayay ciidul fitriga ayaa waxaa soo qaban qaabiyay  Hay’adda wacyigelinta bulshada  C.C.A  waxaana ka soo qeybgalay maamulka degmada Kaaraan Qaar ka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka banaadir,  maamulka gobolka banaadir  iyo xubno kale.

Intii ay munaasabada socotay waxaa kooxda  fanaaniinta   Muqdisho band ee  ka dhisan Degmada Kaaraan goobta ku soo bandhigeen  suugaan ka  turjumeysa dabaal dega ciidul fitriga.

Related posts

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026

Agaasimaha Hay’adda wacyigelinta bulshada  C.C.A Maxamed Cabdi Xasan Sandheere oo ka  hadlay goobta ayaa  sheegay in Hay’addu ay farxad weyn u tahay in ay kala qeyb qaadato  munaasabada ciidil fidriga bulshada ku nool degmada  Kaaraan.

“C.C.A waxaa farxad u ah  bulsho intaan  la’eg  ee u dabaal degeyso maalinta ciida iney qeyb ka  noqoto, waxayna tahay muhiimada ama ujeedada in maalintan oo ah maalin qiima u leh Islaamka  la weyneeyo guud ahaana la dabaal dego, isla markaana dhanka kale fursad lagu siiyo dhidaha iyo dhaqanka  dhaqankeena la soo bandhigo”ayuu yiri Agaasimaha.

Guddoomiyaha Degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir  Cumar Meyre Macow oo ka soo qeyb galay munaasabada ayaa hambalyo ku aadan   munaasabada ciidul  fitriga u diray  Ummadda Soomaaliyed gaar ahaan shacabka ku  nool degmada Kaaraan.

Guddoomiyaha Degmada Kaaraan ee gobolka banaadir Cabdifataax Nuur Cali ayaa ugu mahadceliyay  Hay’adda wacyigelinta bulshada  C.C.A sida marwalba ay ugu qeybqaadaneyso barnaamijyada wacyi gelinta  ah  ee lagu weyneynaya  ciidul  fitriga.

Agaasimaha howlaha guud  maamulka gobolka banaadir Sheekh Cumar Sheekh Xuseen  ayaa  u hambalyeyay shacabka  ku nool degmada Kaaraan damaashaadka  ciidul fitriga  awgiis, isagoo  ku booriyay bulshada ku nool degmada Kaaraan in ay  ka shaqeeyaan ammaanka degmadooda

Previous Post

SAWIRRO-Wasiir ku xigeenka Maaliyadda XFS oo kumanaan qof kula ciiday Degmada Carmo ee gobolka Bari

Next Post

“SAWIRRO”Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

Next Post
“SAWIRRO”Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay “SAWIRRO”

"SAWIRRO"Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay "SAWIRRO"

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay Taliyaha Hawlgallada Gaarka Mareykanka ee Qaaradda Africa

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa qaabilay Taliyaha Howlgallada Gaarka ah ee Mareykanka ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo booqasho dhiirrigelin ah ugu tagay Ciidamada ku sugan magaalada Baydhabo

September 13, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gen. Sahal Cabdullaahi Cumar, oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa...

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In