Wasiir Dubbe oo beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmayaan Doxa
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ay ku kulmayaan magaalada Doxa ee xarunta Dalka...
Read more











