Wasiirka Caafimaadka oo bulshada Soomaaliyeed ka codsatay inay qaataan tallaalka ka hortagga COVID-19
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya Dr. Fowsiya Abikar ayaa mujtamaca Soomaaliyeed kula wadaagtay boogeeda Twitter-ka fariin ku saabsan xaaladda isa soo taraysa ee Caabuqa COVID-19. Fariinta Wasiirka ayaa ah mid ay...
Read more











