Ra’iisul Wasaaraha oo kala qeyb-galay Bulshada Deyniile munaasabad ay ku taageerayaan hoggaaminta Xukuumadda ee arrimaha Doorashooyinka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay munaasabad ay bulshada Degmada Dayniile ku soo dhaweynayeen kuna taageerayeen hoggaaminta Xukuumadda ee arrimaha doorashooyinka iyo xasilinta...
Read more










