Guddoomiyaha Guddigii hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka oo ka hadlay howshii ay qabteen
Guddoomiyaha Guddigii hubinta xubnaha guddiyada doorashooyinka ahna Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqadii guddiga ee kala shaan-dheynta xubnaha cabashada laga keenay, isagoo...
Read more











