Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo 5,000 oo dollar ugu deeqay dhismaha Waddada u dhexeyso Hobyo iyo Gaalkacyo “SAWIRRO”
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Cumar ( Al-Cadaala) oo booqasho maalmo qaadan doonta ku maraya Degmooyin iyo Deegaanno hoostaga Gobolada Mudug...
Read more











