Tartan Isboorti oo ku saabsanaa isdhexgalka bulshada oo lagu soo gabo gabeeyay Buulo-burte “SAWIRRO”
Tartan kubadda cagta ah oo u dhaxeeyay xaafadaha Degmada Buulo burte ayaa maanta lagu soo gabo gabeeyay garoonka cayaraha Degmada, ayadoo loo qabtay 7 koox oo ka dhisan xaafadaha magaalada...
Read more











