Wasiirka Warfaafinta oo shahaado sharaf guddoonsiiyay shaqaale ka tirsan Radio Muqdisho kadib munaasabad lagu xusayay waxqabadka Agaasimaha Raadiyaha ee 90-ka cisho “SAWIRRO”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdinaasir Xuseen Xasan, Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdicasiis Maxamuud Guuleed Afrika,...
Read more











