Wasiirka Amniga Hirshabeelle oo kulan la qaatay saraakiisha amniga Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”
Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa magaalada Beladweyne ee xarunta Ganacsiga Hirshabeelle kulan kula qaatay saraaskiisha Hay'adda Amniga Hirshabelle ee ka howl galla Gobolka Hiiraan. Kulanka...
Read more











