Howlwadeennada Caafimaadka Isbitaalka Banaadir oo qaatay talaalka ka hortagga COVID-19 “SAWIRRO”
Howlwadeennada Caafimaadka iyo Qaar ka mida mas’uuliyiinta Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir ayaa qaatay Talaalka ka hortagga cudurka safmarka ah ee COVID-19. Qaar ka mid ah dhakhaatiirta, maamulka iyo...
Read more











