Wasiiru dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo tababar u soo xiray Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka “SAWIRRO”
Wasiiru-dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir ayaa soo xiray tababar muddo 3 cisho ah u socday Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal, heer dowlad-goboleed iyo xallinta khilaafaadka....
Read more











