Akhriso War-murtiyeedka ka soo baxay shirka Dowladda Federaalka iyo Midowga Murashixiinta
Maanta oo ay taariikhdu tahay 25-ka Febraayo,2021 waxaa shir isugu yimid magaalada Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug, Hirshabelle, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo...
Read more











