Dawladda oo amarro cusub ka soo saartay xakamaynta cudurka Karona Fayras
Shir jaraa’id oo galabta ay Muqdisho ku qabteen Wasiirada caafimaadka, Warfaafinta iyo Amniga gudaha oo ay hareer joogeen Taliyaasha ciidamada xoogga iyo Booliska ayaa lagu sheegay in dawladda oo ka...
Read more











