Wasaaradda Ganacsiga oo ka shirtay qabyo qoraalka is-af-garadka Iskaashiga Ganacsiga ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Uganda “SAWIRRO”
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar ayaa shir-guddoomiyey kulan looga hadlayay qabyo qoraalka is-af-garadka Iskaashiga Ganacsiga ee u dhaxeeya Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo...
Read more











