Wasaaradda Caafimaadka oo qabatay shir looga hadlayay badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha “SAWIRRO”
Wasaaradda caafimaadka ayaa qabatay shir looga arinsanayey badqabka goobaha shaqada iyo caafimaadka shaqaalaha ee ku aadan caabuqa COVID-19, iyadoo kaashaneysa Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshad iyo shirkadda Hope Labs group....
Read more











