Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kormeer shaqo ku tagey xarumaha ay ku howlgalaan Laamaha Garsoorka “SAWIRRO”
Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray xarumaha iyo xafiisyada ay ku shaqeeyaan laamaha Garsoorka Dalka, isagoo kulan la qaatay Guddomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada...
Read more











