Madaxweyne Xasan “Xalka colaadda DRC waa in uu ku saleysnaadaa Is-afgarad iyo Nabad”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeybgalay Shir Madaxeedka aan caadiga aheyn ee Urur Gobaleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika (EAC) iyo Urur Goboleedka Horumarinta Afrikada Koonfureed...
Read more











