Wasiirka Arrimaha gudaha oo shaaciyay in dowladdu ay taageereyso ciddii ku guuleysata Maamulka Gobollada dhexe
Wasiirka arimaha gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen “Odowaa” oo howlo shaqo u jooga gobolka Galgaduud ayaa sheegay in dowladdu ay la shaqeyn doonto madaxda ay doortaaan...
Read more











