Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadiniin ku xiran xabsi ku yaalla dalka Libiya oo codsaday in la soo daayo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Muwaadiniin ku xiran xabsi ku yaalla dalka Libiya oo codsaday in la soo daayo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

In ka badan 100 Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku oo ku jira xabsi ku yaalla dalka Libiya ayaa ka cabanaya xaalado nolol xumo oo soo wajahday, waxaana ay codsadeen in loo fidiyo gurmad dhan waliba leh.

Abshir Cabdi Axmed oo ka mid ah muwaadiniinta ku xiran xabsiga, isla markaana ah saxafi Soomaaliyeed oo la hadlayay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in uu xabsiga ku jiro muddo ka badan afar bil ah, isla markaana aysan jirin cid maxkamad soo taagtay oo ka wareysatay waxyaabaha loo heysto, waxaana uu dowladda ka codsaday in xabsiga laga sii daayo.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026

β€œXabsi ku yaalla magaalada Libiya ayaa ku jirnaa, wiilal iyo gabdho Soomaali ah ayaan nahay, anaga oo saaran doon ku wajahan Talyaaniga ayaa nalaga soo qabtay xeebaha Libiya, waxaana nalagu heystaa sida aan dalkan ku soo galnay, runtii xabsiga waxaa ka jirta caafimaad darro iyo jir dil oo ay inoo geysanayaan ciidamada ilaalada ka ah xabsiga, waxaan markale codsaneynaa in dowladda ay u istaagto sidii aan ku heli lahayn xoriyaddeena” ayuu yiri Abshir Cabdi.

Abshir Cabdi ayaa xusay in xabsiga ay ku jiraan muwaadiniin ku xanuunsanaya oo dumar u badan, kuwaasi oo uu tilmaamay inaysan jirin wax gaar gaar caafimaad ah oo u fidinaya dadka xabsiyada dalka Libiya ku xiran.

Previous Post

Fadlan Caawi Ilma Yar oo Xanuun Darani Madaxa ka Haleelay oo ku Nool Magaalada Hargeysa “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Sweden iyo Madaxa Iskaashiga Caalamiga ee Midowga Yurub “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Sweden iyo Madaxa Iskaashiga Caalamiga ee Midowga Yurub “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo la kulmey Ra’iisul Wasaaraha Sweden iyo Madaxa Iskaashiga Caalamiga ee Midowga Yurub "SAWIRRO"

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

π’π¨πƒπŒπ€ 𝐒𝐲𝐨 π‡πšπ²β€™πšπππš 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐒𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐨𝐨 𝐀𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐑𝐚𝐝π₯𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄π₯ 𝐍𝐒ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso β€œSoddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

Β© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In