Marxuum Khaliif Ciise Mudan oo aas loogu sameeyay Garoowe “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalay Aas Garoowe loogu sameeyay Allaha u naxariistee Marxuum Khaliif Ciise Mudan. Aaska marxuumka waxaa kaloo ka qeybgalay, Madaxweyne Ku-xigeenka...
Read more











