Madaxwaynaha JFS iyo Amiirka Qatar oo Khadka telefoonka kuwada hadlay Galabta
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa galabta khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...
Read more











