Warka Duhurnimo
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2710295789262455/
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2710295789262455/
Read moreBoqolaal shacabka magaalada Xudur ayaa isugu soo baxay goobta lagu tukaday salaadda Roobdoonta oo Alle looga baryay in naxariistiisa u soo dejiyo, waxaana bulshada kala duwan ee soo xaadirtay lafaray...
Read moreMadaxwaynaha Maraykanka Joe Biden ayaa safiirka cusub Soomaaliya usoo magacaabay Larry André, safiirkan ayaa badali doona Donald Yammamota. Waxa uu ahaa safiirki Maraykanka ufadhiyay Djabuuti Tan iyo Sanadkii 2017-kii. Sida...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreWasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Balal Maxamed Cusmaan, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay Caasimadda Muqdisho, Safiirka Ruushka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Mikhail Golovanov,...
Read moreMaxkamadda gobolka Baay ayaa ku dhawaaqday dacwad ciqaabeed loo heystay eedeysane Mukhtaar Ibraahim Isxaaq oo Hooyadii Khayrto Shariif Xasan oo 70 jir ah dhawaan ku dilay magaalada Baydhabo ee xarunta...
Read moreWasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxaa ay ku wargelineysaa dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare ee sanad dugsiyeedka 2020-2021...
Read moreAkhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Warka kooban ee Radio Muqdisho, qeybta Afka Qalaad. Halkan ka dhageyso https://www.facebook.com/RadioMogadishu/videos/2891659274378970/
Read moreGuddiyada shanta xaafadood ee ka dhisan magaalada Xudur waxay si dhow ula shaqeeyaan maamulka dowladda Hoose ee Xudur oo ay kala shaqeeyaan nadaafadda deegaanka la socodka dadka xaafadaha soo dega...
Read moreThe Federal Government of Somalia is deeply dismayed to see public statements made by some of its international partners and long-time friends that misconstrue the laws passed by government institutions...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho