Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta oo waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan Carabta
Xoghayaha guud ee Jaamacadda Carabta mudane Axmed Abul-geyd ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka joogtada ah ee Somaaliya u fadhin doona Jamaacadda Carabta mudane Ilyaas Sheekh Cumar Abuubakar. Safiir Ilyaas...
Read more










