Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladda COVID-19 ee Dalka
Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 100 xaalado cusub oo COVID-19 ah. 9 qof ayaana u geeriyootay....
Read more











