Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay “SAWIRRO”
Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir. Shirka waxa uu socon doonaa muddo labo...
Read more











