UK statement on Somalia election negotiations
UK statement on Somalia election negotiations
Read moreUK statement on Somalia election negotiations
Read moreUK ayaa soo dhaweysay in dib loogu laabto wada hadalladii arrimaha doorashooyinka. Si loo ilaaliyo nabadgelyada, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya, waxaa muhiim ah in sida ugu dhakhsiyaha badan loo qabto...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa kulan la yeeshay Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle iyo Midowga Murashaxiinta. Kulanka waxaa looga hadlay in laga wada shaqeeyo...
Read moreTartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 11-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo Telefishinka Qaranka, lagana dhageysto Idaacadda Radio Muqdisho ayaa waxaa caawa...
Read moreXoghayaha guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Cabdikarim Xaaji Buux ayaa beeniyay warar been abuur ah oo lagu baahiyay baraha bulshada. Qoraalka Xoghayaha ayaa u qornaa sidan: Ogeysiis...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir guddoomiyay kulan ku saabsan amniga dalka gaar ahaan caasimadda. Kulanka oo ay ka qeyb galeen Wasiirka Amniga, Guddoomiyaha gobolka...
Read moreMunaasabadda lagu dhaarinayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi, Wasiirka Amniga Mudane Isxaag Cali Subug, Wasiirka Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Xuseen,...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa isugu yeeray Xildhibaannada Golaha Shacabka inay ka soo qeyb galaan Fadhi aan caadi ahayn oo Madaxwaynaha Dalka...
Read moreBismillaahi Raxmaani Raxiim Waxaan doonayaa in aan caawa halkan kala hadlo shacabka Soomaaliyeed oo runtii walaac xooggan ka qaba xaaladaha taagan iyo mustaqbalka Dalka. Sida aan marar badan u caddaynay,...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo caawa si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey walaac xooggan ee ay ka qabeen xaaladaha taagan, doorashada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho