Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilsay Wakiilka Xoghayaha guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan. R’iisul Wasaare Rooble iyo Danjire...
Read more











