Wasiirka Maaliyadda oo kulan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa aaladda fogaan aragga kulan kula qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Danjire James Swan oo ay ka wada hadleen...
Read more











