Tuesday, September 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid oo la dhaariyey “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid oo la dhaariyey “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadda lagu dhaarinayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Mudane Maxamed Abuukar Cabdi, Wasiirka Amniga Mudane Isxaag Cali Subug, Wasiirka Maaliyadda Mudane Axmed Maxamed Xuseen, Wasiiru dowlaha Madaxtooyadda Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr, Guddoomiyaha Maxkamadda Degmada Waajid Sheekh Xasan Dhicisow iyo Xildhibaannada dhawaan la doortay,

Xubnaha Golaha deegaanka ayaa waxaa ay ka kooban yihiin 21, waxaana qoondada Dumarka ka soo galay 7- Xubnood,

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026

Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo maalmihii la soo dhoofay ay ka socdeen shirar lagu soo xulayay Xildhibaannada Golaha deegaanka ayaa ugu dambeyn lagu guuleytay dhismaha golle loo dhanyahay.

Previous Post

Urur gobaleedka IGAD oo soo dhaweeyay dib u soo celinta wada hadalada doorashooyin

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay Amniga Caasimadda "SAWIRRO"

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta XFS oo soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa gelinkii dambe ee maanta soo xiray Shirweynaha Madasha Qaran...

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

Minister of Information Closes the Second Somali Strategic Communication Forum 2026

September 8, 2026
0

The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Abdulfatah Qasim Mohamud, today officially closed...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

September 8, 2026
0

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeeyay hawlaha dayactirka iyo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

Wasiirka Warfaafinta XFS oo guddoomiyay Shirka Wasiirrada Warfaafinta Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir

September 8, 2026
0

Muqdisho, 8 Sebtembar 2026: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud ayaa maanta guddoomiyay Shirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In