Xidigaha Xulka Kubadda Cagta ee Wasaaradda Warfaafinta oo ku guuleystay tartanka Wasaaradaha “SAWIRRO”
Xulka kubadda cagta ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ayaa ku guuleystay tartanka Wasaaradaha oo si habsami leh ugu socday garoonka kooxda Gadiidka. Kulan xiiso badan oo u dhexeyay xidigaha...
Read more











