Wafdi uu hogaaminayo Imaamka Mudolood oo lagu soo dhaweeyay Beladweyne “SAWIRRO”
Wafdi uu hoggaaminayo Imaamka Mudulood Imaam Daahir Imaam Maxamuud qeybna ay ka yihiin Wabaro, Ugaasyo iyo Salaadiin ayaa goordhow gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wafdiga ayaa Beledweyne kaga...
Read more










