Ku-Simaha Wasiirka Difaaca Ee Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Saraakiil Ciidan “SAWIRRO”
Ku-simaha Wasiirka Wasaaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed Amar-dambe oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa saraakiil ka tirsan qeybta 60aad...
Read more











