Dhallinyaro isxilqaantay oo magaalada Jowhar ka qeybiyay agab looga hortago COVID-19 “SAWIRRO”
Dhallinyaro isxilqaantay ayaa maanta ka qeybiyay magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeele agab looga hortagayo faafidda cudurka COVID-19 oo ah cudur dunidaan dhibaato badan ku haya. Dhallinyaradaan ayaa agabka af xirka...
Read more











