DAAWO: Soomaaliya oo ku gacan seyrtay warbixinta guddigii xaqiiqa raadinta ee IGAD
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray xaqiiqo raadinta dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya....
Read more











