Madaxweynihii hore ee Dalka Ghana oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Korle-Bu University ee magaalada Accra...
Read more











