Thursday, August 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo ka arrinsaday Madaxda ka maqan Shirka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Golaha Wadatashiga Qaran ee arrimaha Doorashooyinka oo ka arrinsaday Madaxda ka maqan Shirka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abokar Dubbe oo ka war-bixiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka ayaa sheegay in Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ergo u diray Madaxda Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee aan weli ku soo biirin Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Arrimaha Doorashooyinka.

Wasiirka ayaa tilmaamay in shirka oo albaabadu ay u xirnaayeen maanta diirradda lagu saaray maangalnimada sababaha ay ku maqan yihiin Madaxweyneyaasha, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani iyo Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, iyadoo Madaxdu ay adkeeyeen muhiimadda ay leedahay in la dardar geliyo dhaqangelinta heshiiska doorashooyinka 17-ka Sebtembar ee ay ansixiyeen Labada Aqal ee Baarlamaanka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026

โ€œMadaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ergo ahaan u diray Madaxweyneyaasha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, si ay ula kulmaan Madaxda ka maqanaa shirka, ayna u la wadaagaan muhiimadda ay leedahay in ay gutaan doorkooda kaga aaddan qabsoomidda doorashooyinkaโ€

Sidoo kale, Wasiirka ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed in ay dulqaataan maadaama shirku uu socdo muddo, taas oo ay sababtay duruufaha ku xeeran iyo dadaalka Madaxdu ay ku bixinayaan fulinta heshiiskii Doorashada ee 17-ka Sebtember.

Previous Post

Hirshabeelle oo la gaarsiiyey Tallaalka COVID-19 “SAWIRRO”

Next Post

Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii dowladda federaalka Soomaaliya

Next Post
Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii dowladda federaalka Soomaaliya

Dowladda Shiinaha oo taageertay mowqofkii dowladda federaalka Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

Soomaaliya iyo Masar oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dal iyo amniga Geeska Afrika

August 19, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya

August 19, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In