Ra’iisul Wasaaraha Dalka oo magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha dowladda Federaalka uga mid noqonaya guddiyada doorashooyinka dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Read more









