Wasiiro Iyo Xildhibaanno Ka Qeybgalay Munaasabad Uu Guddoomiyaha Gobolka Ku Daahfurayay Ololaha Talaalka Jadeecada “SAWIRRO”
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololaha Talaalka Jadeecada iyo Dabeesha, kaas oo si wadajir ah looga fulin doono Degmooyinka Gobolka...
Read more











