Wasiirrada cusub ee Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhallinyarada, Ganacsiga iyo Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa xilka u kala wareejiyey masuuliyiinta Wasaaradaha Gaashaandhigga, Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Ganacsiga iyo Warshadaha, iyo Boostada iyo Isgaarsiinta. Ra’iisul...
Read more











