Wasaaradda Shaqada oo ku dhawaaqday inay fasaxyihiin shaqaalaha Maalinta Khamiista oo ku beegan Dhalashada Nabigeena Muxamed (NNKH)
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullahi Maxamed Cali oo ugu hambalyeeyay Shaqaale weynaha iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed Dhalasha Nabigeenna Muxamed (SCW) ayaa...
Read more











