Jaamacadda SIMAD oo markii ugu horeysay xafladda Qalinjebinta ku qabatay qaab fogaan arag ah “SAWIRRO”
Xafladdaan qalinjebinta ee Dufcadda 16-aad ee Jaamacadda SIMAD ayaa qorshaheedu ahaa in lagu qabto Xarunta Dhexe ee Jaamacada SIMAD balse saamaynta iyo dib usoo laba kaclaynta xanuunka caabuqqa COVID-19 dartii...
Read more











