Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo ka warbixiyay taariikhda soo jireenka ah ee ka dhexeeya Labada dal “SAWIRRO”
Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay telefishinka Qaranka Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay taariikhda lixdan jirsatay ee ka dhexeysa Soomaaliya iyo Shiinaha. Sanadkaan waxaan u dabaal dagaynaa lixdan...
Read more











