Imtixaanka Garsoorayaasha Galmudug oo la daah furay “SAWIRRO”
Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wadajir ah u daah-furay Imtixaanka Garsoorayaasha Galmudug. Munaasabaddan furitaanlka imtixaanaadka laamaha Garsoorka...
Read more











