Wasaaradda Caafimaadka Oo Xaqiijisay In 55 Qof Oo Cusub Ay Ka Bogsoodeen Feyruska Karoona
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay ka bogsoodeen 55 qof oo cusub, ...
Read more











