Maamulka Degmada Gaalkacyo Ee Galmudug Oo Saldhig Boolis Iyo Gaari Ku Wareejiyay Taliska Booliska Mudug “SAWIRRO”
Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa maanta ku wareejiyay ciidamada booliska Gaalkacyo Saldhig ciidan boolis oo dhawaan laga hirgaliyay magaalada iyo gaari loogu tala galay in ay ku shaqeeyaan ciidanka...
Read more











